berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Sheekh Saleebaan Saciid Cali Oo Iskacilay Xilkii Xukumada Uu Ka Hayay Iyo Xubnimadiin Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani
October 26, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Agaasimihii wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Saleeban Siciid Cali isla markaana hore u ahaa jiray maareeyihi hamaaha shidaalka Berbera ayaa sheegay in uu iska casilay xukuumada Siilanyo iyo xisbiga Kulmiye ee uu katirsanaa Kuna Biiray Xisbiga Waddani

 

Agaasimaha oo iminka warbaahinta kula Hadley magaalada Berbera waxaa uu si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo uu sheegay in uu arkay in danta Somaliland ay ku jirtoisagoona ka qeyb galay ololihii Xisbiga Waddani maanta ka sameeyay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Agaasimaaha Iscasilay oo aanu wareysi kala yeelanay sababta xiligan keentay inuu Xilkii iyo Xubnimadii Xisbiga Kulmiye iska casilo isaga oo kamida ahaa shaqsiyaadka ugu dhawdhaw Madaxtooyada ayaanu idiin soo gudbin doonaa gordhaw iyo su,aalo adag oo anu weydiinay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews