Baarlamaanka Sweden Oo Madaxweyne Siilaanyo, Guddiga Doroashada Iyo Xisbiyada U Soo Diray Waraaq Culus Oo Doorashada Ku Saabsan
October 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Sweden, ayaa warqad u soo qoray madaxweyne Siilaanyo, saddexda xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinka qaranka.
