berberatoday.com
Tirada Dadkii Codeeyey Doorashada Dalka Kenya Oo Lagu Dhawaaqey
October 27, 2017 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxa guddiga doorashada ee Kenya ayaa sheegay in 33% dadka u diiwaan gashan inay codkooda dhiibtaan oo kaliya ay u soo baxeen inay codeeyaan isku celiska ahayd ee doorashadii shalay dhacday.

 

Tani ayaa ah hoos u dhac weyn, oo 80% in ku dhow ka yar tirada dadkii u soo baxay doorashadii dhacday Agoosto.

 

 

 

Waxay daba socotaa baaqii hogaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga, ee ahaa in la qaaddaco doorashada.

 

4 goobood ayaa dib loo dhigay doorashadii ka dhici lahayd, kuwaasoo ay rabshado ka dheceen.

 

Laba qof ayaa iyagana la sheegay in ay ku dhinteen rabshado ka dhacay dalka.

 

Tirinta codadka ayaa iminka socota, lamana filayo in natiijada kama dambaysta ah lagu dhawaaqo wixii ka horreeya 29ka Oktoobar.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews