DAAW:- GUDOOMIYE AHMED KHALIIF OO HADAL QIIRO GALIYAY U JEEDIYAY DADWEYNAHA REER ARABSIYO
October 28, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Arabsiyo(Berberatoday.com)Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo baryahanba ku sugan Somaliland kana mid ah Xubnaha ugu firfircoon ee Ololahaa Xusbiga Kulmiye ku hawlan ayaa hadal dhaxal gal ah oo dhinacyo badan taabanaya ujeediyay Dadweynaha Reer Arabsiyo