berberatoday.com
“Dadka Inta Badan Siyaasadda Somaliland Dhex Meereysta Labadda Degree Ee Ay Ka Qaatan Waa Qaaxology, Iyo Naxliolog”W/Q Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen
October 30, 2017 - Written by Berbera Today

Dadka inta badan siyaasadda Somaliland dhex meereysta labadda degree Ee ay ka qaatan waa Qaaxology, iyo Naxliology. Maalin walba waa aragtaan waxa lays weydaarsanayo Ee aan caqliga ku fadhiyin. Haddaba waxa igaga sii yaab badan kuwa ku dhego barjoobay Ee maalin walba kala taageera dhinacyadda siyaasadda Ee dadkaasi u kala tiriya, Hebel cay iyo qabiil hebel aflagaadee ay kaga dhegtay. Bal miyaad aragtay nin ku maagaya hebel qabyaalad baad ku raacday, hadda isaguna tiisa arkimaayo. Qofku waa xor Oo cidduu doono ha raaco, laakiin shakhsi cayga iyo qabiil caygu inaga reeban. Dadku miyaanay ogeyn inay danbi xun ku jiraan oo aakhiradoodii dhaawacaysa markay social media iyo websiteska shakhsiyaadku iska weeraraan. Dhalinyaradan waalatay ee danahoodii ku seegaya siyaasad jaahwareersan waxaan Kula talinayaa; fadlan si basar leh wax u taageera idinkoo wax aflagaadeynta ka reebaya. Dadku waa isla inagii, dalkuna wuu inaga dhaxeeyaa, cidii guuleysatana Ilaahay baa u qoray, intiinan is haysatana cid si gaar ah wax Ugu helaysaa Ma jirto. Waa isla weynee mabay weyneyn, reero Ma tartamayaan ee niman baa tartamaya oo labaddaasi ( Cirro iyo Muuse) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxology iyo Naxliology uu bixinayee. Ilaahay Nabad waarta haynoogu dhameeyo. Bashar Kula mid ah ha ku dhibsan fikradiisa; waa walaalka Oo laga yaabo inaad berito isku fikrad noqotaan. kheyr Baan idiin rajaynayaa

 

 

W/Q Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews