berberatoday.com
Lammaane Meherkoodu Ku Qabsoomay Gudaha Diyaarad Hawada Duulaysa Iyo Dareenka Rakaabkii Saarnaa !
October 31, 2017 - Written by Berbera Today

Jordan(Berberatoday.com)-Lammaane ka tirsan shaqaalaha diyaarada Jordan Airways ayaa rakaabkii saarnaa ee u kala gooshayey labada magaalo ee Dubai iyo Jordan ay kaga yaabiyeen meherkoodii oo ka dhacay gudaha diyaarada xilli ay ku jirtay duulimaadka hawada u dhexaysa labadaasi magaalo.

ffd27628-1790-4c54-835d-4903279f8b68Rakaabkii saarnaa diyaaradaasi ayaa arrintan ogaadey markii uu duuliyaha labaad ee diyaaradu uu makarafoonka lagu wargeliyo rakaabka uu ku ogeysiiyay meherkiisa uu dhici doona waxaanu yidhi duuliyuhu “Maanta duulimaadkani waa duulimaad ii gaar ah oo aanan waligay iloobayn, waayo waxa saaran qofkaan Dunida ugu jecelahay”, intaasi kadib ayaa waxa la guda galay meherkii oo diyaarada dhexdeeda ku qabsoomayey, sidaasi awgeedna rakaabkii diyaarada ayaa hambalyeeyay labadaasi lammaane gabadh uu duuliyaha guursaday ayaa ka mid ah kalkaaliyayaasha diyaaradaasi, muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada oo muujinayay sida uu meherkaasi u dhacay ayaa lagu qaadaa dhigay baraha bulshada waxa aanay dadkii meherkaasi fallanqeeyay ku sheegeen inuu yahay meher taariikhi ah oo si aad u heer saraysa ugu hambalyeynayaan labadaasi lammaane ee meherkoodu ka dhacay diyaarad hawada ku jirtay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews