Muqdisho: Hoteelkii La Qarxiyay Oo La Ogaaday In Farmaajo Uu Shir Ugu Qaban Lahaa Madaxda Maamul Goboleedyada
October 31, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la sheegay inuu hoteelkii Naasa-hablood ee uu qaraxu ka dhacay Sabtidii uu u qorsheeyay inuu ku qabto shirka madaxweynayaasha maamul goboleedyada Somaliya oo ka furmay Muqdisho Axadii.
