berberatoday.com
Daawo warkii telifoonada oo xisbiga wadani shaaciyey iyo arintii telefoonada somtel bixisey oo ololaha lagu galey
November 1, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)–Xisbiga Waddani oo hab casriya ololaha u galay Iyo dhalinyaro aad u fir-fircoon Oo ka qayb qaadanaaya..01.11.17

Dhalinyarada hadh iyo habeen ba u heelan in ay shacabka Soomaalilaand ku qanciyaan barnaamijka Xisbiga ayaa waxa ay telefoonada is maqalka kala hadleen tiro dhan 50.000 oo qof. Dadkaasi ayaa waxa si qiimo iyo qaayo leh loo waydiistay codkooda, ka dib markii loo sharaxay barnaamij siyaasadeedka Xisbiga. Waana qayb ka mid ah shaxda kaambaynka xibiga (Campaign Calls Strategy)51DDA17D-3B78-4A28-91E0-0F89AC54F71A

Shacabkaasi waxa ay 65% sheegeen in ay codkooda siin doonaan #Xisbiga_Rajada_shacabka03FB6680-6237-4F84-9B70-C6C993B4A7DA

Sidoo kale waxa degmooyinka Maxamed Haybe, Maxamed Mooge, Axmed Dhagax, 31 laga sameeyay xarun olole, waxaanay la hadleen dad dhan 4.000. Dadkaasi waxa ay ai waadix ah u sheegeen in 70% inay codka siin doonaan Wadani, 22% ay siin doonaan Ucid 03% Kulmiye. 05% way diideen in ay sheegaan cida ay u codaynayaan.E012632C-AD91-490F-90A9-9D7F2D0AA119

Arintani waa xog la doonaayo in lagu ogaado taageerada xisbiga iyo tabashooyinkooda iyo waxa ay doonayaan in loo qabto.

7941DCA2-2930-4F5D-A47E-C726217696DFGuud ahaan ba sansaanka iyo saadaasha guud ee shicibka Soomaalilaand ayaa waxa ay u muuqataa in dalku gabi ahaan ba u diyaar yahay is badel ka dhaca oo badela maamul xumadii hore ee dhulka jiiday sumcada iyo saxsanaanta nolosha ee dalka.BCA517F8-317E-4B50-8BAF-E0783FAB32B2 25EC24B6-7FF4-4A10-8C4C-E27508DFB226 1D2FD65E-1C17-4F75-ABBD-1E1D04135B68 BC8E7D3C-DF6E-49C8-A6D8-3BA3A46AA750 6BE49C10-A4BB-425A-A465-ACD52C63E3D7 515BFFC5-58E0-469C-B44B-02699D84221E 84D93D86-A508-4EEB-9764-318DF2574015

Waddani Media

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews