berberatoday.com
Talooyin Caafimaad Oo Waxtar U Leh Qofka Da’diisu Gaadhay 40 Jir !
November 6, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)_Dhammaan isbedelada soo waajaha qofka waxay bilaabmaan marka da’diisu gaadho 40jir, run ahaantiina isbedaladaasi kala duwan waxa hubaal ah inay saamayn ku yeelan karaan xaaladda caafimaad ee qofka.

5ef70a18-3b42-4548-8151-ed7c3bda3aad_16x9_600x338Haddaba, barta internet-ka ee Care2 ee ka faaloota arrimaha caafimaadka ayaa lagu soo bandhigay talooyin waxtar u leh qofka haatan da’diisu gaadhay 40 sano, waxaan ka mid ah talooyinkaasi:

  1. Inuu qofku kor u qaado Calcium-ta jidhka.
  2. Inuu kor u qaado miisaanka lafaha isaga oo adeegsanaya cuntooyinka lafaha dhisa.
  3. Inuu dheelitirka cuntooyinka uu cunayo kala tashado dhakhtarka.
  4. Inuu si joogta ah ula socdo habsami socodka sonkorta dhiiga.
  5. Inuu joogteeyo isticmaalka Anti Acide-ka.
  6. Inuu badsado cunista khudaarta iyo cuntooyinka dhirta ka samaysan.
  7. Inuu ka dheeraado cabista sigaarka.

Dhammaan talooyinkaasi ayaa ah kuwa waxtar u leh qofka da’diisu gaadhay 40jir, waxaanay arrimahaasi qofka ka caawinayaan xasiloonida xaaladiisa Caafimaad.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews