berberatoday.com
Maraykanka: Ciidammada Ilaalada Xudduudaha Oo Sii Daayey Gabadh Faaliga Maskaxda Qabtay Oo Toban Cisho Xidhneyd !
November 7, 2017 - Written by Berbera Today

Texas(Berberatoday.com)-Ururka u dooda xoriyadaha Maddaniga ah ee Maraykanka ayaa si adag ugu doodey gabadh yar oo u dhalatay dalka Mexico oo qabta xanuunka Faaliga Maskaxda.

3c409aaf-af1c-4af0-ae66-fa3591a94dae_16x9_600x338Gabadhan yar ayaa lagu siday gaadhi Aumblance ah waxaanay u socotay Gobolka Texas halkaasi oo ay ku galaysay qaliin, balse ciidammada xudduuda ee dalkaasi ayaa hor istaagay gabadhaasi yar waxaanay u taxaabeen xabsiga, waxaanay xidhneyd muddo toban maalmood ah.

Dedaad badan oo ururkaasi muujiyay kadib ayaa waxa gabadhaasi yar loo soo celiyay xoriyadeedii.

Gabadhani yar oo magaceeda la yidhaahdo Roza Maria Hernandez ayaa waxay si sharci darro ah ugu nooshahay gobolka Texas ee dalkaasi Maraykanka, waxaanay halkaasi ku nooleyd tan iyo markii ay saddex bilood jirtay xilligaasi oo ay waalidkeed si qarsoodi ah ku gaadhsiiyeen gudaha gobolkaasi Texas, haddaba xadhiga Roza ayaa la xidhiidha go’aano uu soo saaray Madaxwaynaha dalkaasi Donald Trump oo ka dhan ah dadka sida sharci darrada ah ugu soo qulqula dalkaasi ee ka soo jeeda Latin America, laakiin xadhiga gabadhani ayey aad u dhalleeceeyeen ururo badan oo ka dhisan gudaha dalkaasi oo u dooda xuquuqda aadamaha, iyagoo sheegey in xaaladda gabadhan yari aanay la mid ahayn ta dadka dhaqaale doonka ah isla markaana xadhiga lagula kacay Roza ku waxay ku sheegeen mid insaaniyada ka baxsan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews