berberatoday.com
Falastiin: Cabsida Iyo Amni Darrada Ka Taagan Oo Sababtay Masaajidada Qaar Khudbadoodii Jimcaha Inay Kusoo Koobeen 10 Kalmadood !
November 8, 2017 - Written by Berbera Today

Gaza(Berberatoday.com)-Dadka ku nool magaalada Qudus gaar ahaan degmada Ummal Faxam ayaa waxay aad u qaadaa dhigeen khudbadii Jimcaha ee uu soo jeediyay Imaamka iyo khadiibka Masaajidka Al-sharfa.

لبلSababta keentay in khudbadaasi ay shacabka halkaasi ku dhaqani fallanqeeyaan ayaa waxay tahay inuu imaamku khudbadii Jimcaha kusoo koobay oo kaliya “Dalku Nabad ma aha, sababtuna waa inaga, xalkuna waa inaan is gacan qabsano oo nabada u wada istaagno”, intaasi kadib ayaa Sheekhu waxa uu yidhi “Salaada hala aqiimo, khudbadan ayaa lagu tilmaamay inay tahay khudbadii Jimcaha ee ugu gaabneyd ee Imaam masaajid kusoo qaato khudbada Jimcaha, magaalada Ummal-faxam ayaa waxa ka taagan dhibaatooyin dhinaca amniga ah, sidoo kalena waxa muddooyinkan dambe kor u kacay dhaca iyo boobka ka taagan magaaladaasi, waana sababta keentay inuu Imaamku khudbadiisa Jimcaha kusoo koobo 10 eray oo kaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews