berberatoday.com
Ammaanka Magaalooyinka Somaliland Oo La Xoojiyay Iyo Booliska Oo La Sheegay Inuu Qabtay Dad
November 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada ammaanka ayaa adkeeyay amniga guud ahaan Somaliland, gaar ahaan magaalooyinka iyo kadinada laga soo galo.

Ammaanka ayaa la xoojiyay iyadoo ay maalmo koobani ka hadheen doorashada madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shacabku u dareeri doono Isniinta 13 November, waxaana fiidkii magaalooyinka gaaf wareega ciidamo Boolis ah oo koox koox u socda.

Geesta kale, ciidamada ammaanka ayaa toddobaadkan magaalada Hargeysa ka qabtay dad  lagu tuhmay arrimo ka dhan ah amniga guud ee qaranka. Inkastoo aanay ciidamada ammaanku weli wax war ah ka soo saarin dadkaas, haddana waxa la sheegay inay baadhis ku hayaan dadkaas la soo qabqabtay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews