berberatoday.com
Aroosad Dhammaan Dadkii Kasoo Qaybgalay Xafladii Arooskeeda U Diiday Inay Ka Baxaan Goobtii Xafladu Ka Dhacaysay Uguna Yeedhay Ciidan Boolis Ah Iyo Sababta Keentay !
November 10, 2017 - Written by Berbera Today

Arrimaha aadka u layaabka badan ee dunida ka dhaca waa kuwa xambaarsan waxyaalo badan, laakiin marka xaqiiqada la tixraaco waxa la ogaadaa sababta keentay dhacdadaasi layaabka badan.

10443216-974b-4db8-9a34-f3e3a5ea061dAroos ka dhacay dalka Lebnan ayaa waxa uu ahaa mid aad u layaab badnaa, kaasi oo ay aroosadu dhammaan dadkii kasoo qayb galay xafladii arooskeeda u diiday inay ka baxaan Hoolkii ay xafladu ka dhacaysay, intaasi kadibna waxay ugu yeedhay Bileyska.

Sababta Aroosadani ku kaliftay inay arrintaasi ku kacdo ayaa lagu sheegay in intii xafladeedu socotay laga xaday dahab ku jiray shandadeeda, sida lagu soo bandhigay warbaahinta dalkaasi oo Wargeyska Himilo soo tarjumay, kadib markii ay aroosadu ogaatay in dahabkaasi ay ehelkeedii u sheegtay dabadeedna ehelkeedii xaflada ku sugnaa ayaa ilaaladii hoolka ka codsadey inay dhammaan kasoo qayb galayaasha xaflada aan loo ogolaanin inay ka baxaan ilaa iyo inta ay ciidammada Bileyska soo gaadhayaan si loo xaqiijiyo qofka dahabkaasi xaday, sidaasi awgeedna  aroosadu waxay bilawday inay ka dhex oydo halkaasi, markii ciidammada Bileysku soo gaadheen goobtii, kuwaasi oo markiiba bilaabey baadhitaankii, balse ma jirto wax faahfaahin ah oo laga soo saaray cidda dahabkaasi xaday ilaa iyo haatan, waxaanay dhacdadaasi noqotay mid ay aad u qaadaa dhigeen dadka ku dhaqan dalkaasi.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews