Maamulka Puntland Oo Bilaabay Daan-Daansi Dagaal Oo Ka Dhan Ah Doorashada Somaliland Iyo Ciidamo Ay Xalay Keeneen Tukaraq Iyo Taleex
November 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa bilaabay daan-daansi ka dhan ah Jamhuuriyadda Somaliland.
