Qalinkii: Adan Macalin Maxamuud
Dalka Maraykanka oo ah dalka maanta hogaamiya quwada ciidan iyo ta dhaqaale caalamka waa dal si dimoqraadi ah u doorta madaxweynahooda iyagoo codkooda ku dooranaya kolba shakhsiga ku haboon ee hagoomin kara dalka.
|
berberatoday.com
Waa maxay sababta Mareykanku uga dhigtaan madaxweyne Nin milatari ah……qalinka Adan macalin maxamuud
November 10, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Qalinkii: Adan Macalin Maxamuud Dalka Maraykanka oo ah dalka maanta hogaamiya quwada ciidan iyo ta dhaqaale caalamka waa dal si dimoqraadi ah u doorta madaxweynahooda iyagoo codkooda ku dooranaya kolba shakhsiga ku haboon ee hagoomin kara dalka. Madaxweynihii ugu horeeyay ee ay doortaan sanadkii 1789- 1797 waxa uu ahaa Gorge Washington oo ahaa Askari weliba hogaamiye maleeshiyo ah. Waana asaasaha iyo bud dhigaha dalkaasi. Waa ninka loogu magac daray caasimadda Washington waayo isaga ayaa halkaasi oo ahayd xabaalo ka asaasay in caasimadda laga yagleelo. Gorge Washinton waa madaxweynaha sameeyay dastuurka Maraykanka. Sidoo kale 13 kii madaxweyne ee ugu danbeeyay dalkaasi 10 ka mid ah ayaa ahaa askara ka tiran ciidamada kala duwan ee Maraykanka , waxa keliya oo aan ciidan shaqo ku lahayn Donald Trumo, Obma iyo Clinton. Toban kale waxay ahaayeen kuwo derejooyin kala duwan ka haysta ciidamada waana kuwan hoos ku qoran magacyad iyo derejada ciidan ee ay lahaayeen.. Â
COMMENTS
|
||||
|