berberatoday.com
Doorashada Madaxtooyada Oo Si Habsamiya Gobolka Saaxil Uga Bilaamantay Iyo Muwaadiniinta Oo Codkooda Si Nabad Galiya Ah Udhiibanaya+Daawo Sawirada
November 13, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Saaka 13/11/2017 si rasmiya uga bilaabantay guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka guud ahaan Gobolka Saaxil si nabad galiyo ah uga bilaabantay iyada oo Muwaadiniinta Reer Berberana codadkooda si nabad galiya ah udhiibanaya,

Sidoo kale ciidamada amaanka ee Booliska, Milatariga, Asluubta Iyo Cioidamada ilaalinta Xeebaha Somaliland ayaa guud ahan sugaya Nabad galiyada.

Ilaa hada wax dhibaato ah oo ka dhacay guud ahaan Somaliland gaar Gobolka Saaxil Majirto waxaanay guud ahaa shacab weynaha Somaliland ayaa codadkooda si habsamiya udhiibanaya.

halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sawirada Shacabka Reer Berbera oo Codadkooda Dhiibanaya

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews