Natiijadii Doorashada ee hordhaca ah iyo saadaasha gobolada oo berberatoday soo gaadhey…..
November 13, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)- Natiijadii doorashada somaliland oo maanta la codeynayey oo ay udareereen muwaadiniita somaliland ee haysta kaadhka codeynta.

ayaa waxa ku dhawdahay gabagabo iyadoo goobaha qaarna xili horaba la soo dhameeyay , hadaba natiijada doorashada ee la filayo oo berberatoday ka heshay qaar ka mid ah
madaxda xisbiyada ayaa waxay sheegayaan inuu xisbiyadu isku dhawdhaw yihiin gaara ahaan labada xisbi ee kulmiye iyo wadani , gobolada ilaa haatan na soo gaadhay waxaa
inta badan u horeeya xisbi xaakimka kulmiye ee uu hogaamiyo mujaahid muuse biixi.

wararka ayaa waxay noo sheegayaan in kulmiye iyo wadani ay aad iskugu dhaw yihiin gobolka awdal ,,,,