berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo Sida Xisbiyada Ukala Badiyeen
November 14, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay tirintii codbixinta doorashada ee shalay ka dhacday deegaanada Somaliland.

Komishanka doorashooyinku waxaa ay sheegeen in 1642 goobood oo ay ka dhacday codbixinta doorashada la dhameeyay natiijadii ay ka heleen saddexda xisbi ee ku tarmayay doorashada madaxwaynaha Somaliland.

Komishanka oo Somaliland waxaa ay warbaahinta la hadli doonaan maanta mar kale saacadu markay tahay kowda duhurnimo.

Xisbiyada ugu cadcad tirinta doorashada waxaa ay kala yihiin Kulmiye iyo Waddani kuwaasi oo gobolada qaarkood ku kala badiyay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews