berberatoday.com
Millater La Wareegay Zimbabwe Iyo Madaxweynaha Iyo Xaaskiisa Oo Xabsi Ku Jira
November 16, 2017 - Written by Berbera Today

Herera(Berberatoday.com)-Saraakiisha Milliteri ee Zimbabwe la wareegay Talada Dalkaasi ayaa shaaciyay inay su’aalo waydiinayaan Madaxweynaha dalkaasi Robert Mugabe iyo Xaaskiisa Gareesa Mugaabe.

Afhayeen u hadlay Milliteriga la wareegay Talada dalkaasi ayaa sheegay inay Madaxweynaha iyo Xaakiisa ku hayaan meel Ammaan ah, isla markaana ay baadhitaano ku hayaan.

Ma kala cadda halka lagu hayo Madaxweyne Mugaabe oo 93-jir ah iyo Xaaskiisa, inkastoo ay Milliteriga sheegeen inay ballan qaadeen Ammaankooda.

Dhinaca kale, Afhayeenka u hadlay Milliteriga Zimbabwe ayaa sheegay inay wadaan Hawlgal ay ku soo qabanayaan Kooxaha Dembiilayaasha ee ku hareeraysan Madaxweyne Mugaabe.

Waa markii ugu horraysay oo ay Milliteriga ka hor yimaadaan Madaxweyne Robert Mugaabe oo Talada dalkaasi hayey tan iyo Xorriyaddii dalka Zimbabwe ee sannadkii 1980-kii.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews