Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In La Faafiyo Warar Been Abuur Ah Oo Ku Saabsan Natiijada Doorashada
November 16, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasin Maxamuud XIir “Faratoon” ayaa ka digay in la faafiyo warar been abuur ah oo ku saabsan natiijada doorashadii dalka ka dhacday,waxaana uu fariin digniin ah u direy xisbiyada Qaranka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Hadlaya