berberatoday.com
Masar: Nin Qoyskii Uu Xiddidka La Ahaa Si Fool Xun U Garaaceen Iyo Sababta Keentay !
November 17, 2017 - Written by Berbera Today

Cairo(Berberatoday.com)-Dhibaatooynka iyo cawaaqib xumada uu burburka qoysku leeyahay ayaa dhibaato dhaxal gal ah ku reebta waalidiinta is furay iyo ubadkooda.

87-20Dhacdo aad u murrugo badan ayaa waxay ka dhacday dalkaasi Masar kadib markii Aabo u dhashay dalkaasi uu isku dayey inuu soo arko wiilka uu dhalay oo aanu arag muddo aad u dheer.

Dhacdadan oo lagu soo bandhigay barnaamij ka baxa  telefiishanka Al-qaahir ee Huna Al-qaahira oo Wargeyska Himilo tarjumay ayaa waxa si toos usoo gudbiyay nin magaciisa la yidhaahdo Mustafa Abu-raxiil waxaanu barnaamijkaasi kusoo bandhigay muuqaal uu Aabahaasi ku muujinayo sida loo garaacayo, waxaanu ninkaasi tilmaamay murrugada uu dhacdadaasi aadka u xanuun badan uu ka qaaday, isagoo baaq u diray waalidiinta kala tagey ee uu ubadku ka dhexeeyo, waxaanu yidhi “Ubadku waxay la koraan wixii lagu barbaariyp haddii hooyada haysataa ilmaha ay Aabihii kala tageen ay ku abuurto naceyb ka dhan ah Aabihii, waligii sidaas ayuu ahaanayaa waana arrin aad u xun ee ilmahaaga ha u horseedin inuu noqdo waalid Caasi”.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews