berberatoday.com
Hoggaamiyihii Ugu Weynaa Maafiyada Dalka Talyaaniga Oo Xabsi Ku Geeriyooday
November 18, 2017 - Written by Berbera Today

Milan(Berberatoday.com)-Hoggaamiyihii kooxda Maafiyada Talyaaiga Salvatore ‘Toto’ Riina ayaa ku dhintay isbitalka xabsi ku yaalla magaalada Parma, kadib markii uu muddo la dagaalamayey cudurka cancer-ka. Waxa uu ahaa 87 jir.

Riina ayaa dhintay subaxnimadii jimcaha saacado kadib markii wasiirka caddaaladda talyaaiga uu qoyskiisa u ogolaaday inay sariirta ku booqdaan maalintii khamiista oo ahayd dhalashadiisa.

 

 

Ninkan oo loogu yeeri jiray “Madaxa madaxda” ayaa ahaa mid ka mid ah aabayaasha Maafiyada Sicily ee sida aadka ah looga cabsado, waxaanu ku Xukunaa Xabsi daa,im

Riina ayaa hagayey ficillada maafiyada muddo 23 sano oo uu isqarinayey, waxaana la tuhunsann yahay inuu amray dilka 150 qof.

Dilkii ugu caansanaa ee uu amro ayaa ahaa dilka sanadiii 1992-kii lagu kacay laba xaakim oo kasoo horjeeday Maafiyada oo kala ah Giovanni Falcone iyo Paolo Borsellino, kuwaas oo maxkamadeeyey 300 oo xubno maafiyo ah sanadii 1987-kii.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews