Midawga Afrika Oo Baaq Ka Soo Saaray Suuqa iibinta Tahriibayaasha la Addoonsaday Iyo Dalka laga Furay
November 19, 2017 - Written by Berbera Today
Liibiya(Berberatoday.com)-Ururka Midowga Afrika, ayaa ugu Baaqay Masuuliyiinta Dalka Liibiya inay baadhis ku sameeyaan Suuqyo Adoonsi oo la sheegay in Muhaajiriinta Madowga ah lagu kala iibsado oo ku yaalla gudaha waddanka Liibiya.