berberatoday.com
War Deg Deg Ah:-Xisbiga WADDANI Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Dalka Ka Dhacday+Murrashax Cirro Oo hadda Warbaahinta La Hadlay+Sababta
November 20, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Nov.20,2017-Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee maalinkii Isniinta dalka ka dhacday.

news(22)

Waxaana murrashaxa xisbiga WADDANI oo hadda warbaahinta kula hadlay Hotel Ambassador waxa uu shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember ee maalinkii Isniinta.
Murrashax Cirro ayaa sababeeyey sababaha uu u qaaday doorashadii madaxtooyada Somaliland,waxaana ku sheegay in waxba laga qaban waayay cabashooyinkii ay u gudbiyeen,sidoo kalena waxa uu sheegay in doorashadaasi ay dhacday ku shubasho uu adeegsaday xisbiga KULMIYE,isla markaana ay jiraan sanaaduuq uu madmadaw ku jiro,taasina ay tahay mid aanay marnaba aqbalayn xisbiga mucaaradkda ah ee WADDANI.

Goordhaw daawo muuqaal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews