War Deg Deg Ah”Culimada Waaweyn Ee Somaliland Oo Saaka Goob Joog Ahaan Utagtey Xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland
November 20, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)- Culimada waaweyn ee somaliland ayaa saaka goob joog ahaan utagtey sidey ula socdaan tirinta iyo sixida wixii carqalada ah ee komishanka iyo asxaabtu isku mari waayaan , maadaama maanta la filayo in lagu dhawaaqo ayaa waxaa culimada xalay sida wararku nagu soo gaadhayaan fariin udirey xisbiga wadani oo doonaya inuu bulshada tuso inuu daacad yahay.
wararka saaka na soo gaadhaya ayaa sheegaya in culimadu shalay yimaadeen hadana saaka waxaa soo celiyey ay tahay hadana culeys kale oo yimi
