berberatoday.com
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In Xisbiga Kulmiye Iyo Musharixiintiisa Ku Guulaysteen Doorashadii Dalka Ka Dhacday
November 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland.

Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo ka hadlay munaasibada ay kaga dhawaaqeen natiijada doorashada madaxtooyada ayaa taageerayaasha ugu baaqay inaanay samaynin wax dabaal deg ah oo waxyeeli kara amaanka dalka.

Gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan Oo Sheegay Inay Doorashadii Madaxtooyada Ku Guulaysteen Murashaxiintii Xisbiga Kulmiye ee Murashaxii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Murashaxii KU Xigeenka U Ahaa Ee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.

Xisbiga Kulmiye:- 30 5,909 cod una dhiganta 55.19%

Xisbiga Waddani:- 22, 6092 cod una dhiganta  40.73%

Xisbiga Ucid: 23141

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews