berberatoday.com
Xukuumada Oo Soo Saartay Amaro Adag Oo Ka Dhan Ah In La Sameeyo Dabaal Degyo Marka Natiijada Doorashada Lagu Dhawaaqo.
November 21, 2017 - Written by Berbera Today

maxresdefault (1)(18).jpgHargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa amar adag ka soo saartay dabaal degyo la sameeyo marka goor dhaw lagu dhawaaqo natiijada kama dambaysta ah ee do Wasiirul dawlaha amniga ee wasaarada arimaha gudaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa taageerayaasha xisbiga guulaysta ugu baaqay inaanay soo dhaafin guryahooda isla markaana ay xafladaha ku qabsadaan hudheelada ee ay u soo bixin shaaricyada magaalada.

Wasiirka oo diraya fariintaasi waxauu yidhi “Waxaan uga digayaa inay taageerayashu qabtaan xaflado farxado ah oo aan loo baahnayn oo ay ka dhigaan shaaricyada magaalooyinka, waxaanan ugu baaqayaa taageerayasha inay xafladaha ku qabsadaan guryahooda iyo hudheelada waa weyn.” Ayuu yidhi Wasiirul dawlahaorashadii madaxtooyada somaliland.
amniga oo waramay hctv.

Wasiir Maxamed Muuse Diiriye oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Waxaan leeyahay looma baahna dabaal degyo la mid ah kuwii ololaha oo loo soo baxo wadooyinka magaalooyinka, waxaanan taageerayaasha ku adkaynayaa in qof waliba gurigiisa ku ekaado.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews