berberatoday.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Maanta Madaxtooyada Somaliland Ku Casuumo Saddexdii Murrashax Ee U Tartamayay Hanashada Hogaaminta Talada Dalka
November 22, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland ee xilka kasii dagaya md Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa xogo aan helaynaa ay noo sheegeen in la filayo in uu qasriga madaxtooyada Somaliland maanta ku casuumo saddexdii murrashax ee xisbiyada UCID,WADDANI iyo KULMIYE ee usoo tartamay hanashada hogaaminta talada dalka Somaliland Muuse Biixi Cabdi,Cabdiiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro iyo Faysal Cali Waraabe.

Waxaa kulankan ujeedadiisu ay salka ku haysaa sidii madaxwayne Siilaanyo uu ula sii dardaarmi lahaa murrashaxiinta ugana mahad celi lahaa tartankii xamaasada lahaa ee soo dhex maray,sidookalena waxa xoguhu tibaaxeen in madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo uu kula dardaarmi doono saddexdii murrashax ee xisbiyada inay wada jir uga shaqeeyaan horumarinta iyo taaba galinta dimuqraadiyada iyo horumarka Somaliland.

Kulankan ayaa la filayaa in dhinacyo badan wax laga yidhaahdo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews