berberatoday.com
Maxamed Yasin Xasan Oo Kamida Ahaa Sadexdii Masuul Ee Warbaahinta Usoo Bandhigay Buugii Komishanka Doorashooyinka Laga Xaday Oo Ciidamada Amaanku Xabsiga Utaxaabeen
November 22, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa goordhawayd xidhay sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI horena xil wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo kaas oo mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Sarkaalkan ka tirsan xisbiga WADDANi ee xukuumaddu saaka xidhay ayaa ah Maxamed Yaasiin oo hore usoo qabtay xilka wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana Maxamed Yaasiin uu kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI u qaabilsanaa tirinta iyo hubinta codadkii doorashada madaxtooyada Somaliland.

Waxaana xadhiga Maxamed Yaasin lala xidhiidhinayaa oo salka uu ku hayaa Buugii guddiga doorashooyinku ay laahaayeen ee lagu codaynayay isla markaana dhawaan ay xisbiga WADDANI soo bandhigeen kana dhawaajiyeen in loo adeegsaday codaynta doorashada.Maxamed Yaasiin ayaa 

Maxamed Yasin Xasan ayaa la sheegay in Lagu Xarunta Danbi baadhista danbiyada ee Hargeysa C.I.D.

Ilaa hada kamay Hadal Xukumada iyo Xisbiga uu katirsanaa ee doorashada lagaga guulasyatay sababta keentay xadhiga Masuulkan hase yeeshee waxa la odhan karaa waa arimihii buuga komishanka laga xaday ee isaga labada masuul ee kale warbaahinta usoo bandhigeen

Sidoo kale waxa hore ujirtay in masuulkan lagu amray inaanu dalka bixin ilaa inta kiiskaas dhinac loo dhigayo

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews