berberatoday.com
Taliska Booliska Somaliland Oo Markii Uhoreysay Ka Hadlay Xadhigii Lagu taxaabay Labadii Masuul Ee Xisbiga Waddani Katirsanaa Iyo Sababta Keentay
November 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa ka hadlay sababta xadhiga laba masuul oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo 22kii bishan lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in sababta lagu xidhay Dr. Maxamed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Waddani ay tahay buug ay horay usoo bandhigeen masuuliyiinta xisbiga Waddani kaasi oo kamid ah buuggaagi codaynta doorashada Somaliland isla markaana xisbiga Waddani uu ku sheegay mid Foojari ah ama been abuur. Iyadoo arrintaasi ay boolisku sheegeen in ay ka dhalatay khasaare nafeed iyo mid maaliyadeedba.

Halka Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin (Timacadde) oo ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa kana kamid ah saraakiisha xisbiga Waddani isna ay boolisku ku eedeeyeen in uu maleegayay shirqool ka dhan maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco iyo in uu diinta caayay.

 

Xigasho Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews