berberatoday.com
Wargeyskii Dawlada Ee Dawan Iyo Askariga Yar Ee Haysta Ee Sayid Oo Durbaba Bilaabay Dacaayado Ay Ka Fidinayaan Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Cida Ka Danbaysa W/Q Yuusuf Xasan Warsame(Heebaan)
November 25, 2017 - Written by Berbera Today

Maxamed Cismaan Mire(Sayid)oo ah Gudoomiyaha wargeyska dawlada ee dawan ayaa utafaxatay durbaba inuu dacaayado raqiisa ka fidiyo Madaxweynaha cusub ee shacabka Somaliland Codka aqlabiyada ah ku doorteen Mudane Muuse Biixi  isaga oo warbixin aan sal iyo raadtoona lahayn oo been abuura oo wiilka Madaxweyne Siilanyo Sodoga uyahay ee Baashe Morgan uu usoo dhiibay kusoo daabacay wargeyska Dawlada ee Dawan kusoo daabacay cadadkiisii saaka  25,11,2017 iyada oo wargeyska dawalada ee Dawan warbixintiisa been abuurka ah ee uu Madaxweynaha cusub mucaaradad iyo dagaalka uu ku furayo u adeegsaday inuu kasoo xigtay majalad uu magaceeda ku sheegay The National oo uu sheegay inay faaqido  arrimaha khaliijka carabta iyo bariga dhexe, sidoo kalena uu sheegay inuu warbixin la xidhiidha  Madaxweynaha cusub uu siiyay Proff. Axmed Ismaaciil Samatar.

warbixinta dagaalka ku furaysa Madaxweynaha Cusub ee shacabka Somaliland doorteen ee uu Qoray wargeyska dawlada ee Dawan ayaa waxa lagu sheegay inuu Madaxweynaha Cusub ee shacabka Somaliland doorteen aanu faragalin ku samayn doonin heshiisyada madmadawga badani hadheeyay ee Xukumadii Madaxweyne Siilanyo la gashay dawlada isutaga imiraatka ee Saldhiga Ciidan iyo Heshiiska sifaha khaldan qoyska Madaxweyne Siilanyo ugaleen ee Dekeda Berbera lagu wareejiyay oo qaran jab ku ah guud ahaan shacab weynaha somaliland oo aan dad iyo daltoona anficin sharcidaro ah islamarkaana uu watay oo lacag malaayiinm dollar ahna uu ku qaatayb wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga uyahay ee Baashe Morgan.

Haddaba Gudoomiyaha wargeyska Dawlan Maxamed Cismaan Mire(Sayid)oo aan saxafada iyo aqoonteeda waxba ka aqoonin ahaan jiray askari yar oo alifle ah ayaa doonaya dyrbaba inuu laaluush ku qaato fadeexadayn iyo ceebayn uu ku hayo Madaxweynaha Cusub ee sida aqlabiyada ah shacab weynaha somaliland ku doorteen isaga oo sayid u adeegaya shaqsiyaad uu kamid yahay ayarka ma xishooda ah ee madaxweyne Siilanyo Sodoga uyahay ee Baashe Morgan oo dalka jariimad weyn ka galay loona baahanyay in maxkamad la saaro boobkii uu hantida qaranka ugaystayna laga soo celiyo.

anigu waxan ugu baaqayaa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Bixi Cabdi inuu talaabo ka qaado askariga yar ee lagu laaluushay Gudoomiyaha Wargeyska dawlada ee aan aqoonta Saxaafadeedna lahayn ee durbaba dacaayadaha qaranka iyo madaxweynaha bilaabay ee Baashe Morgana ka danbeeyo

Baashe Morgan waxa uu ka wabinayaa oo rumaysanyahay inaanu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi xil udhiibanayn tuuga hantida qaranka boobay ee xidid ku xoolowga ah.

 

Yuusuf Xasan Warsame(Heebaan)

Hageysa/Somaliland

Heebaan74@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews