Ciidammada Cirka Ee Masar Oo Duqeeyey Mintidiin Masaajid Dalkaas Ku Yaalla Boqollaal Ruux Ku Dilay
November 26, 2017 - Written by Berbera Today
Sinai(Berberatoday.com)-Ciidammada Dawladda Masar, ayaa sheegey in ay Sabtidii Maanta weerar dhanka Cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin kuwii fuliyay weerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla gobolka Sinai ee Waqooyiga dalkaas Jimcihii, kaas oo ay ku dhinteen 235 Ruux, halka 120 kalena lagu dhawacay .