berberatoday.com
Kulmiye Iyo UCID Maxay Go’aanka Maxkamadda Sare Soo Saartay Ka Yidhaahdeen?Daawo Muuqal
November 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada UCID iyo Kulmiye, ayaa ka hadlay siday u arkaan ansixinta natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan qabsoontay oo ay Maanta Maxkamadda Sare si rasmi ah u shaacisay natiijada kama-dambaysta ah oo ay ku ansixisay sidii Guddiga doorashooyinku natiijada ku-meel-gaadhka ah ugu dhawaaqeen 21-kii bishan November ee aynu ku jirno sannadkan 2017-ka.

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel iyo Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse, ayaa Saxaafadda qaarkeed maanta kula hadlay Hargeysa, ka dib markii Maxkamadda Sare ee Somaliland shaacisay inay ansixisay Natiijadii Ku-meel-gaadhka ahayd oo ay Sabtidii toddobaadkan Guddiga doorashooyinku Maxkamadda u gudbiyeen, waxaanay sheegeen iyagoo ku hadlaya Afka labadaa Xisbi inay soo dhawaynayaan Tallaabada Sharci ee Maxkamadda sare Waajibkeeda ka gudatay.

Haddaba, Masuuliyiinta Xisbiyada UCID iyo Kulmiye u hadlay, Hadalkooda iyo Dareenka ay ka muujiyeen Meel-marinta Sharci ee Maxkamadda Sare, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews