berberatoday.com
Guddoomiyihii Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Marxuum Cabdirisaaq Ciyaale Oo Geeriyooday
November 30, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com0-Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo

 Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa

ALLE ha u naxariistee marxuun Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka subixii hore ku geeriyooday cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa halkaas oo bilihii udanbeeyay uu ujiifay xanuun naftiisa la soo darsay alle Ha unaxariistee.

 Bahda shabakada wararka Berberatoday.com waxay tacsi tiitaanyo leh udirayaan guud ahaan qaranka Somaliland gaar ahan qoyska uu sida gaarka ah Marxuum Cabdirisaaq Ciyaale uga baxay anaga oo ilaahayna uga baryayna inuu unaxariisto Maruumka janooyinkiisa naciimka ahna ugu deeqo, aamin aamin

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews