Daawo Muuqalka”Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Trump Ee Qudus
December 7, 2017 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee hay’adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa’il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.
Sidoo kale Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan