Cilad Ku Timid Diyaarad Siday Soomaali Laga Soo Mastaafuriyay Dalka Mareykanka Iyo Garoonka La Fadhiiyay
December 9, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in diyaarad siday ku dhawaad 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalka Mareykanka in diyaaradii siday ay cilad ku timid.
Dadkaan ayaa heysan Sharciga lagu jooggo dalka Mareykanka, waxaana dhawaan laga soo qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka Mareykanka.
Diyaaradda siday dadkaan ayaa ka degtay Magaalada Daka ee Caasimadda dalka Senegal, waxaana intaasi kaddib ay dib ugu laabatay dalka Mareykanka.