Wargeys Norway Ka Soo Baxa Oo Soo Bandhigay Masuul La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabo Wasiirka Baatroolka Iyo Macdanta
December 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska Nettavisen ee ka soo baxa dalka Norway, ayaa baahiyay nin la filayo inuu Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabo wasiirka macdanta iyo khayraadka dabiiciga.
