Booliska Ingiriiska Oo Eyda Kabo Uxidhaya Waqtiga Baadhista lagu Wado Guryaha Muslimiinta
December 11, 2017 - Written by Berbera Today
Brithain(Berberatoday.com)-Eyda Tababbaran ee Booliska Ingiriiska ayaa dhibaato kala kulantay kabaha loo sameeyay in loo xidho marka la baadhayo, guryaha dadka muslimiinta ah iyo Masaajidadda si loo ilaaliyo shucuurta Muslimiinta oo Eyda u aaminsan inay yihiin wax nijaas ah.