berberatoday.com
Maraykanka: Askari Toogtay Haweenay Uu Jeclaa, Kadibna Isagii Is Dilay !
December 12, 2017 - Written by Berbera Today

Florida(Berberatoday.com)-Askari ka mid ahaa Askarta gobolka Florida ee dalkaasi oo magaciisa la odhan jiray Mical Demarco ayaa waxa uu ku kacay arrin aad u layaab badan, arrintaasi ayaa waxay tahay inuu gabadh uu jeclaa oo khilaaf soo kala dhex galay muddo saddex toddobaad ka hor ah uu ku sugay mid ka mid ah goobaha waaweyn ee la isugu yimaado horteeda isaga oo saaran gaadhigii bileyska.

Capture-2333intaasi kadib waxa uu arkay gabadhii uu jeclaa oo soo baxday waxaanu ku yidhi sida lagu soo bandhigay jarriidada Daily Mail oo Shabakada Berberatoday.com kasoo xigatay Warkan “Waxaad iila dhaqantaa si ka xun sida loola dhaqmo Eyga”, dabadeedna waxa uu la soo baxay baastooladiisii waxaanu ku dhuftay xabad, muddo il-bidhiqsiyo ah kadib ayaa waxa uu baastooladii iskaga qabtay madaxa isla markaana isaguna wuu isku dhuftay, ciidammada Ammaanka ee Gobolka Florida ayaa waxay sheegeen in markii ay goobtaasi gaadheen ay ugu tageen meydka ninkaasi Askariga ahaa waxa kale oo ay sheegeen in gabadhii uu jeclaa ee uu toogtay oo magaceeda la yidhaahdo Poly Solano ay miyir doorsoon ku jirtay isla markaana si degdeg ah dhakhtarka loo geeyay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews