War Deg Deg Ah”Saxafadii Oo Hada Looga Yeedhay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Iyo Golihii Wasiirada Oo La Filaayo In Lagu Dhawaaqo .
December 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa hada xarunta madaxtooyada Somaliland looga yeedhay saxafiyiinta telefishanada dalka ka hawl gala kuwaas oo dhamantooda hada ku jira xaruta madaxtooyada
Qaar ka mid ah saxafiyiintaas oo ay shabakada Berbera.com khadka telefoonka kula xidhiidhay waxaa ay u sheegen in aaney ilaa hada garaneyn sababta rasmiga ah ee loogu yeedhay balse ay filayaan in lagu dhawaaqaayo golihii wasiirada ee xukuumada cusub Madaxweyne Muuse Biixi
Golahan wasiirada ayaa la filaayey in maanta si rasmi ah loogu dhawaaqo