Daawo Muuqalka”Dareenka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
December 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa dalka dib ugu soo laabtay isla markaana ka hadlay arrimo la xidhiidha socdaalkiisa, xaaladda dalka, xukuumadda cusub, iyo mustaqbalka Xisbiga Waddani, hadalkaasi oo dhameystirani waa kan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/aqUygtfpxuY?t=1
Berberatoday.com