Cabdiraxmaan Ciro Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Odayaal Reer Baligubadle Ah Oo Quudaraynaya Gudoomiyenimada Xisbiga Waddani Iyo Inuu Wax Ka Bedel Ku Samayn Doono Dhismaha xisbiga
December 18, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo wax laga weydiiyey bal in uu isku shaandheyn ku sameynaayo Xisbiga WADDANI, ayaa sheegay in ay suurto-gal tahay isku shaandheyn ballaadhan oo uu ku sameeyo Xisbigaasi isaga oo tilmaamay in ay mar kale dib u dhisayaan Xisbiga WADDANI.
“Xisbiga dibbaa loo dhisayaa oo loo adkeynayaa, waana suurto-gal in isku shaan-dheyn la sameeyo. “.Ayuu yidhi Md.Cirro.