“Fidma Wadihii Maxamed Haaruun Biixi Oo Xamar Ka Fadkudiyay Kuna Hawlan Duminta Qaranimada Somaliland W/Q Abdinasir Baxsane Yasin London Uk
December 19, 2017 - Written by Berbera Today
Ninkii Fidma wadaha ahaa ee Maxamed Haaruun Biixi ee fidmada ka dhex Somali weyn ka dhex waday Xisbiga Waddani laakiin ay iska fahmeen ee ay cawda ujareen markii danbe ayaa haatan waxa uu joogaa magaalada Muqdisho.
Fidma wade Maxamed Haaruun oo lagu yaqaanay inuu bulshada reer Somaliland Ingiriiska dagan uu qabyaal;ada iyo kala qeybin kula dhex jiray mudo dheer markii danbena is ydhi arimihiisa qaran dumiska ah ka fusho Xisbiyada Ucid iyo Waddani oo isaga dab qaaday ayaa wajigisii runtaa ahaa soo baxa Imika ee nacaybka Somaliland ku taxaluqay.