“Aniga Dalkan Somaliland Tacab Badan Baa Igaga Jira Han Siyaasadeedna Waan Leeyahay, Madaxweyne Kuxigeen Ayaan Isu Sharaxay Ilaa Hadana Waan Raadinayaa Madaxweyne Kuxigeenkii Iyo Madaxweyneba, Hantidaynu Hargeysa Ayay Taalaa”Wasiir Xaglatoosie Daawo Muuqaal
December 20, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Aniga Dalkan Somaliland Tacab Badan Baa Igaga Jira Han Siyaasadeedna Waan Leeyahay, Madaxweyne Kuxigeen Ayaan Isu Sharaxay Ilaa Hadana Waan Raadinayaa Madaxweyne Kuxigeen Iyo Madaxweyneba Hantidaynu Hargeysa Ayay Taalaa”Wasiir Xaglatoosie Daawo Muuqaal