Bile Rafle Oo Ka Sheekeeyay Waxyaabo Ku Duugan Guriga Xisbiga Ee Hargeysa Iyo Sida Looga Faa’iidaysan Karo
December 20, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bile Rafle Guuleed oo caan ku ahaa wax badan oo uu ka qabtay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa wakhtigii Siyaad Barre ayaa ka hadlay dareenkiisa guriga qabyoobay ee hadda ah suuqa xisbiga.

Waxa uu Bille Rafle ka sheekeeyay dhismaha gurigan oo uu ugu talo galay inuu noqdo madaxtooyo isaga oo faahfaahiyay inta dhismahaasi uu ka kooban yahay, waxaanu si dareen leh u sheegay inuu gurigaas qabyada ahi uu qalbiga kaga yaalo.