Daawo Muuqalka”Xutuuuyinta Yemen Oo Shaaciyey In Ay Gantaalo Ku Garaaceen Qasriga Uu Degan Yahay Boqorka Dalka Sucuudigu
December 20, 2017 - Written by Berbera Today
Sanca(Berberatoday.com)-General u hadley habhada xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa waxaa
uu warbaahinta u sheegay in ciidamada Xuutiyiintu ay ganaalo ku garaceen qasriga uu dalka sucuudiga ka degan yahay Boqorka dalka Sucuudigu
Gantaalada oo ah nooca loo yaqaano Plastic- Missile ayaa dawlada Sucuudigu waxaa ay sheegtay in ay hawda ku burburisay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan\
https://youtu.be/hvXbJ6gkvek