berberatoday.com
Sawirka Wiil Yar Oo Suuriyaan Ah Oo Argagax Galiyay Dadka Ku Nool Adduunka !
December 21, 2017 - Written by Berbera Today

Suria(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Dadka Suuriyiinta ah ee u dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Dadka dhibaatada dagaaladu ragaadiyeen ee ku sugan gudaha Dalka Suuriya ayaa waxay Baraha Bulshada ku faafiyeen Sawiro Argagax Badan oo muujinaya Wiil yar oo Madaxu jabay sidoo kalena Indhaha beelay.

1Arrintan aadka u naxdinta badan ayaa waxay dhacday kadib markii Ciidammada Madaxwayne Asad ay Duqeyn ka geysteen Magaalada Quuda Qaybteeda Bari, Wiilkan yar oo magaciisa la yidhaahdo Kariim ayaa waxay Arrintani ku dhacday isagoo jiray laba toddobaad oo kaliya, sidoo kalena duqeyntaasi waxa ku geeriyootay Hooyadii.

Kariim ayaa la sheegay in dhibaatada Duqeyntaasi ka soo gaadhay ay sababtay in Madaxa Qaybta sare ee ‘Nasintu’ ay jabto halka mid ka mid ah indhihiisana uu beelay oo aanu waxba ka arkayn, halka isha labaad arageeduna uu yahay mid liita.

Sawirada ay Baahiyeen Dadkani ayaa ahaa kuwa ay ku muujinayeen sida Wiilka yar ee Kariim u garab taaganyihiin, isla markaana waxay sheegeen inay habboon tahay in wiilkaasi si degdeg ah wax loo qabto.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews