berberatoday.com
Madaxweyne Farmaajaha Xamar Oo Magacaabay Taliye Cusub Oo Dhinaca Ammaanka Ah
December 23, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay

La taliyihiisa dhinaca Ammaanka Qaranka CabdiSaciid Muuse Cali oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed.

Warkan ayaa soo ifbaxay kaddib markii Twitterka Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating lagu soo qoray in uu kulan la qaatay CabdiSaciid oo ah la taliyaha Amnaanka Qaranka madaxweynaha isaga oo xilkaa ugu hambalyeeynaya.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

 

 

CabdiSaciid ayaa ah nin aan ku cusbeyn Siyaasadda Soomaaliya waxaana dowladdii Ku-meel-gaadhka ah ee lagu soo dhisay dalka Kenya sanadkii 2004, waxaa uu ka ahaa La taliye dhinaca farsamada, waxaa uu sidoo kale dowladda uu isku xire uu ka ahaa hey’addo badan oo caalami ah.

Inkastoo Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey oo uu ku shaaciyay bartihiisa Twitter –ka magaacaabista mas’uulkan hadda ma jiro qoraal rasmi ah

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews