Wiil Dhallinyaro Ah Oo Duleedka Hargeysa Isku Habeen Ku Aroosay Laba Hablood
December 23, 2017 - Written by Berbera Today
Faraweyne(Berberatoday.com)-Maxamed Cabdi Muxumed ayaa habeen hore ku guursaday laba hablood deegaanka Gadhyogol oo ka mid ah degmada Faraweyne, kaas oo arooska aqalgalkooda isku mar ku qabtay goob kaliya.
