berberatoday.com
Baashe Morgan Oo Wasiiradii Hore Ee Xukumadii Sodogii Siilanyo Qado Xaalad-Abuur Ah Ugu Sameeyey Hotel Jirde
December 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Baashe Morgan Oo ah wiilka uu sodogga u yahay madaxweynihii horee Somaliland Axmed Siilaanyo oo todobaayadan dambe ku hawlanaa shirar hoosaadyo iyo abaabul ka dhan ah xukuumadda madaxweynaha cusub ee Muuse Biixi ayaa maanta qado iskugu keenay wasiiradii hore ee dhacay iyo ku-xigeenadoodi kuwaasoo uu ku casuumay hudheelka loo yaqaano ”Booli Qaran” ama Jirde Hotel ee ku yaala Hargeysa.Ujeedada uu Baashe ka lahaa shirkan qadada ah ee maanta ayaa lagu tilmaamay inay aheyd sidii uu ex- masuulintaasi uga horkeeni lahahaa madaxwryne Biixi.Abaabulkan ka dhanka ah madaxweynaha cusub ee uu wado Baashe Morgan ayaa sida la sheegay ku salaysan isagoo doonayey inuu wasiir ka noqdo xukuumadda cusub balse uu madaxwyne Biixi diiday inuu xukuumaddiisa ku soo daro iyo iyadoo ay soo baxeen warar sheegaya in xukuumadda cusubi ay rukhsadihii kala noqonayso shirkado gaar loo leeyahay oo uu Baashe sheerar ku lahaa oo xukuumaddi hore siisay qandaraasyo aan la shaacinin.

 

Xigasho Qarannews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews